Hargaysa 07/9/2025 Ururka Horumarinta Midnimo oo Tageeray Gudiga Raadinta Gobolka Garoodi oo Muhiim u Ah Deganaadaas oo Hurumar Balaadhan ka socodo Fariina u Diray Bukshada Deeganka inay u istagaaan Waxqabadka Degaanka.
𝑭𝒂𝒓𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂 𝑮𝒂𝒂𝒓𝒐𝒐𝒅𝒊.
Ku: Bulshada Gobolka Gaaroodi
OG: Gudida Raadinta Gobolnimada Gaaroodi.
𝑼𝒋𝒆𝒆𝒅𝒐: 𝑲𝒂 𝑸𝒂𝒚𝒃 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑹𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒏𝒊𝒎𝒂𝒅𝒂 𝑮𝒂𝒂𝒓𝒐𝒐𝒅𝒊 𝒆𝒆 𝑩𝒖𝒍𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂.
Gobolka Gaaroodi Wuxuu Halkan Fariin uga diraa Dhammaan Bulshada Gobolka Gaaroodi inay Doormuhiima ka Qaataan Dadaalada Loogu Jiro Gobolnimada Gaaroodi .
Gaaroodi Waa Rabitaan Bulsho ka badan 1MILYAN.
nagu Taageer Inaad Fariimaha Gobolka Nala Gaadhsiiso Meel Fog.
Dhawaan Waxaa Gobolka Gaaroodi Soo Saari doonaa Xubnaha Ugu Dadaalka Badan Ee Raadinta Gobolnimada Gaaroodi, Kamid Noqo Kuwa Sooyaalku Xusi Doono Guusha Kadib Oo Doormuhiima Ka Qaado Raadinta Gobolnimada Gaaroodi
