

Hargaysa Mudane Bashiir Cabdi Axmed Balayax Ururka Horumarinta Midnimo waxa Garab Taag iyo Tageero la garab Taagan Yahay Musharaxixiinta Midnimada Daauud ee ka sharaxan iyaga ka cawin doona Xogta iyo Deeganada Ururkan Ayaa u tagan in la helo Gobolka Gaaroodi iyo Dageenada Beeshu Dagto sidii Horumarinta loga Tageeri lahaa Waxa ku bahoobay Ururkan Quran joogta Deeganka iyo Aqoonyahanka dalka Gudihiisa ku sugan Gudoomiyaha Ururka Nasir Maxamed Cali Shimbir Waxa ugu Baqayaa cid kasta oo is Garab tagaysa Ururka
Ururka Horumarinta Midnimo Oo Deegaanka Higlada Ka Hir Galiyey Dugsi Waxbarasho Ayaa Halkaas Waxa Tagay Madaxda Ururka Ee Ku Sugan Magaalada Hargeisa – Somaliland…
Ururka Horumarinta Midnimo Oo Madarisad Qur’aan Ka Hir Galiyey Deegaanka Qoton – Dabo . Ururkan Oo Ku Suntan Hormarka Iyo Taakulaynta Danyarka…
Ururka Midnimo Oo Dugsi Qur’aan Ka Dhagax Dhigay Degaanka Xaaxi Ee Gobolka Maroodi Jeex Gudoomiye Naasir Maxamed Cali Shinbir Oo Arinta Ka Hadlayaana Wuxu Yidhi…
Ururka Midnimo Charity Oo Dhismaha Madaras Cusub Ka Hirgeliyay Degaanka Ina Guuxa…