Murashax Bashir Cabdi Axmed Balayax Oo Ururka Horumarinta Midnimo Taageero U Muciyeen
Hargaysa Mudane Bashiir Cabdi Axmed Balayax Ururka Horumarinta Midnimo waxa Garab Taag iyo Tageero la garab Taagan Yahay Musharaxixiinta Midnimada Daauud ee ka sharaxan iyaga ka cawin doona Xogta iyo Deeganada Ururkan Ayaa u tagan in la helo Gobolka Gaaroodi iyo Dageenada Beeshu Dagto sidii Horumarinta loga Tageeri lahaa Waxa ku bahoobay Ururkan Quran joogta Deeganka iyo Aqoonyahanka dalka Gudihiisa ku sugan Gudoomiyaha Ururka Nasir Maxamed Cali Shimbir Waxa ugu Baqayaa cid kasta oo is Garab tagaysa Ururka